Dr. Abdulkadir Osman Farah

Waxaan shay Musharaxa Madaxweynaha Jubbaland

Daahfurnaanta iyo isla xisaabtan la'aanta ayaa ah caqabadaha hortaagan Jubaland, kuwaas oo dhamaan doona marka la xaliyo. Hadafkeygu waa in lasoo afjaro nidaamka hada jira ee ku saleysan musuqmaasuqa iyo wada shaqeeyn la'aanta hay'adaha Dowliga

LEARN MORE MAIN PAGE

Musharaxa Xisbiga Garsoor ee Jubbaland Abdulkadir Osman Farah